About

Little about us

Mudo dheer oo ayno wadnay dood ah wax maka badali karnaa gobolka aan u dhalanay anagoo kala joogno aduunka dacaladiisa ayaan waxaan noo soo baxday inaynu nahay barbaartii badbaadin lahayd bulshadeena badawga baaba’saday ayadoo waxqabadkeenana u badan doono sidii su’aalahaan xal loogu heli lahaa

T> Sida gobolka aan u dhalanay uhormarin karnaa. > Sidee agoonta wax ugu qaban karnaa > Side waalidka u fahansiin karnaa in waxbarashado ay tahay udub dhaxaadka nolosha. > Side dadka u dhashay oo gobolka ee dhaqaalaha leh looga dhaadhicin karaa in gobolka ay maal gashtaan..

Dood iyo aqoon is waydaarsi dheer kadib waxaa la isla afgartay in xooga la saaro ladagaalanka jahliga taas oo looga bixi karo in ubadka wax labaro iyo in waalidka faa’iidada aqoonta leedahay lagu wacyi galiyo iyo in la dhiso urur kakooban dhalinyaro dhinac walbo ka dhisan una damqanaayo horumarka gobolka. Waxaa kaloo la isku raacay in la suubiyo gudi kasoo tashto magaca uu uruka yeelan doono iyo xiliga uu dhici doono shirka labaad kaas oo lagu ansixin doono magaca ururka kadibna looga doodi doono xubnaha ururka yeelan doono, koontada , programka uu ku shaqayn doono,gudiga uu yeelan doono iyo mudada uu hayn doono maamulka ururka..

All in all, we look to protect the investment you make in your new project. There should be no backward steps in the future, whatever happens to your business or organisation.


Meet the co-founder

A word from the co-founder
  • Person Name
    Co-Founder of Dhalinyarada             Senior Manager in Digital Signal Processing  and Marketing
  • Person name
    Co-Founder of Dhalinyarada             Senior Software Developer and  Web designer

Why choose us ?

Our effort is make difference

Seriously...Here is a quick summary our skills

  • Dedicated project manager
  • Deep technical knowledge
  • Approachable and enthusiastic but your sucess
  • Competitive pricing policy
  • No project is too small/too big