samaara2@hotmail.com

Hadii aney   dabeel i lurin awood ma laheyn nafteedan markii aan uurka hooyedey ku jirey.

In aan kuu adeegoo   Aduunyada intaan jiro waajibkaaga oofshaan axdi kugu maraya.

    Waxaan nahey dad dulqaad badan waxaan jecelnahey nabada dalka waxaa u roonaa kii hurey dhiiga.
Dadka waxaa u liitey kii gumadey dadkeena.

Irbad kama ridi karo aqoon yare Bulshadana ku eedow...


    Allahayow waxaa nahey dhibanayaal laga gardaranayhey Dulqaadkii baa jeexda gabey, luun uma heyno   sidaan     oo kale.
soo markii la yimid qurbaha looma ooyin shibane Dhulkeenii.

Somaliland Iyo Djbouti maanta garab ma ii noqon..


  Waxaa naga masuul ah Dhalinteena O ay badax u tahey Mudane Siciid Jamac (Idaajaa) Hadal haan ma buuxsho waxaan idin leeyahey Nabadi dhibaato ma dhasho ee Dadow Duli maxaa dhaley.

Waxaan dhowrayaa wali oo aanan wali gaarin Dalka in aan xoreeyo sida aan u dhaaraney waa sidaa.
Dhamaan umadeena fajaca iyo kalayaaca ku habsadey Qab Qablaha ka masuul ah.... Ethopia dadkii ay   xasuuqdey   War bey jirin inshaalah....

QORE by Wadani..